Shiikh Cabdixayi “Mushkilada Na Heesato Waxay Tahay, Shay Waliba Sidii logu Talagalay Uma Fulino” HD

27.09.2019
Shiikh Cabdixayi Ayaa Maanta Khudbada Jimcaha ku Soo Qaatay Sida Muhiim Ay U tahay In Umadda Somaliyeed Ay Sameystan Dastuur Ay Raali isaga Yihiin Oo anan Khilaafsaneen Shareecada Islaamka. Wuxuu kale uu ka hadlay Maxay shareecada Islaamka ay ka Qabta Dastuur In la samysto? #Khudabda. #Tacliiqa. #Sheekh_Cabdixayi

Похожие видео