Naas ka-gurin (Weaning) - Somali HD
Waqtiga ugu haboon ee la joojin karo naas ka-gurinta waa goorta dhallaankaaga diyaar u noqdo inuu bilaabo cunnida cuntooyinka caadiga ah. Waa wax lagu maweelaysto in la fiiriyo dhallaankaaga wajigiisa inta uu isku dayayo isagoo tijaabinnayo cuntooyin ku cusub. Oo adiguna waad ka bogan kartaa in aad fiirsato isagoo baranaya inuu naftiisa quudiyo inta uu si caafimaadeysan u karaya. The most natural time to start weaning is when your baby is ready to start eating baby foods. It will be fun to watch your baby’s expression as he tries new foods. And you can enjoy watching him learn to feed himself as he grows up healthy.