Geeri Naxdin Leh: @Cabaas & Faiza Family O Cunugoodi yaraa oo ka Saqiiray - ISHA BIN AADAMKA HD
isha Bini,aadamka waa mid Kulul oo bir iyo dhagaxba ka dhex Bixi karta,fadlan noloshaada Social Media haku soo bandhigin. #CabaasiyoFaaisa waxay ahaayeen lamaane Da,yar oo ku nool Muqdisho Kuwaas oo Tiktok iyo youTube caan ka ah Faaisa ayaa qaaday uur waxa ayna ku rajo weynaayeen Lamanaahaasi in mar uun uu ilmo u dhalan doono iyagoo mar walba Dadka la wadaagi Jiray uurka iyo Xaalada ay Faaisa ku sugantahay Xitaa Waxa ay dhihi jireen wiil ayaa noo dhalanaaya intay dhakhtar tagaan. Balse ugu Dambayn ilmihii ayaa Maanta ka saqiiray Cabaas iyo Faaisa ayaana la aamusin waayay ilmadii ayaana ka dhamaatay Igama ahan Digasho Qadarta alle na waan aaminsanahay Balse Ma wanaagsana in aad Noloshaada social media kusoo Bandhigto Waxaa Jira Dad Badan oo aan Caruur Haysan iyo Qaar kale oo Ma dhalays ah. Maxaad Ka aaminsantahay Dadka Noloshooda Social media kusoo Bandhiga ? Abdifatah Haaji Dirir .