HEESTA XAAS GOBEED by Caasho kiin Cilmi Xaashi HD

04.01.2013
Fanaanada Caasha Kiin Cilmi Xaashi aaa heesteedii xaas gobeed ku so beegtay xafladii meherka Wariye C/raxmaan Xudeyfi iyo mataantiisa Sucdi C/laahi cali oo ka dhacay Magaalada Oslo ee dalka Norway

Похожие видео