Sheekh xasan Daahir Oo sheegay Inuu Jecel yahay Inuu Guursaado Gabdhaha Dhulbahante lkn 4 Xaas ...

29.11.2021
Sheekh Hassan Daahir ayaa Gabdho Guur u soo bandhigtay u sheegay inuusan Boos ka bannaaneyn ee 4-tii loo banneeyay u buuxaan. Haddii uu boos ka bannaanaa lahaana waxa uu sheegay inuu ka guursan lahaa uun qabiil gooni ah oo uu magaciisa xusay!!

Похожие видео