Filimada xun (pornogrphy) ayaan daawada xita anoo xaas leh !! sheekh umal
Sheikhow #Mushkiladaan iga caawa, waxaan daawadaa #Aflaamta xun xun, reerna waan leeyahay, waxaan is dhihi jirey markaad guursato ayaad dhaafee lakin weli sidii ayaan ahay oo ma dhaafin...! Sh Maxamed Cabdi Umal