Video 8: Ma Hooyo Fiican Baan Noqdaa, Mise Xaas Fiican "Bazi Bussuri Sheikh"

29.07.2017
Hooyada Dhalinta yar markay umusho daryeel weyn ayay u baahan tahay. Gaar ahaan kuwa Qurbajoogta oo aanan badankood haysan qof u adeegta. Haddii kale waxay sababaysaa in uu ku dhaco niyad jabka umusha. Ubadka Xaafad dhan ayaa korisa.

Похожие видео