Waraysi Axmed biif Tv-ga Universal magaalada Cape Town, qeybta 2aad, by deeqdarajo
Waraysi Xiiso badan uu Siiyey Fanaanka Axmed Cabdi Kariim Axmed Biif Tv-ga Caalamiga ee Universal Xaruntiisa Magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika, Waxaa waraysiga Qaadaya Wariye Maxamed Muusa Nuur Deeqdarajo, Kaamirada & Farsamada , Cabdifitaax Sablaale Daawasho Wacann,