KULANKA JIMCAHA 64 AAD HD

26.09.2019
KULANKA JIMCAHA 64 AAD Waxaa Kulankaan lagu falanqaynayaa xaqiiqada ah in ay jiraan maanta wax badan oo ay dadku ilaahyo ka dhigtaan oon Allaah Ahayn. "حقيقة آلهة العصر". Waxaa Xalaqadaan si gaar ah lagu falanqaynayaa Arinta Wadaniyada -مفهوم الوطنية Faahfaahinta arrintaas waxaad kaga bogan doontaan kulanka caawa. Youtube: https: https://youtu.be/4yq6U8-bNxw Daawasho wacan! #Al_Saadicuun_Bil_Xaq #Kulanka_Jimcaha

Похожие видео

Показать еще