#SIDDEED KUHANAN KARTAA QALBIGA XAASKAAGA (GACALISADAADA)? HD
Weligaaga Majeclayd in aad hanatid qalbiga iyo jeceylka xaaskaaga? Majeceshahay in aad kadegtid Qalbiga Xaaskaaga boos aad u weyn? Kudhaqan fikradahaan kadibna waxaad noqonaysaa qofka ay xaaskaaga dunnida oo dhan ugu jeceshahay..gurigiinana waxaad kadhigaysaa mid farxad, jeceyl, iyo naxariis loogu noolaado.