Maxaa Cusub HOLAC Liverpool & City & duqa Tint la aanta ah oo lagu dhagan yahay Pogba oo laga yaaban

14.04.2019
Nagu soo Biir Facebook Fadlan Like Saar:- https://www.facebook.com/Dunida-Ciyaaraha-Tube-286399661961323/ Dunida Ciyaaraha Tube waa bar howsheeda Tahay iney idin soo gudbiso Falanqeynta Ciyaaraha, Si kaduwan sida Ciyaaraha aad u maqashaan anaga waxaan ka hadli doonaa Guusha kooxda gaartay & sababihii kadambeeyey & Guuldarada Ciyaariyahanadii ku lugta lahaa. Hadaba Falanqeynta ayaa ah noqon doonta Mid cadaalad ah oo Koox kasta ama Xul kasta , Xageena kama Jirto, hadaba halkan kaga bogo Falanqeyn aad ka heli doonto Wax kasta oo aad uga baahan tahay kubadda. Halkan waxaan ujoognaa inaan ku Maqsuudino. Hadii aad daneyneysid Inaad Talo ama Feker aad nala wadaagtid Fadlan Fariintaada noogu soo dir. Email:- qeyska212@gmail.com Wixii Xayeysiis ah aad ubaahataan waxaad nagala soo xiriir kartaan dunidaciyaaraha@gmail.com Waxaan idin rajeyneynaa Nasiib wacan.

Похожие видео