Deg Deg Farmaajo o xilkii Ka Qaaday Thabit iyo Yariisow o lo magacabay Gudoomiyaha iyo Duqa Muqdisho

21.01.2018
Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa magacaabay GUdoomiyaha ahana duqa Muqdisho iyo Xilal kale. Mudane Cabdiraxmaan CumarCismaan (Eng. Yarisow) waxaa loo magacaabay Guddoomiyaha gobolka Benaadir Ahna Duqa Muqdisho; Maxamed Cabdullaahi Maxamed waxaa loo magacaabay Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Amniga iyo Siyaasada; Hussein Mohamed Nurwaxaa loo magacaabay Guddoomiye kuxigeenka 2aad eeMaamulka&Maaliyada; Marwo Basma Omar Ahmed waxaa loo magacaabay Guddoomiye kuxigeenka Arrimaha Bulshada & Wacyigelinta Aadan Sheikh Cali Fidowwaxaa loo magacaabay Guddoomiye kuxigeenka HowlahaGuud Xoghayaha Guudwaxaa loo magacaabay Cumar Abdirisaak Xuseen

Похожие видео