DAAWO Heshiiskii DP World oo Fashilmay HD

11.08.2016
Hanti dhawraha guud ee dawlada Somaliya Dr Nuur Jimcaale Faarax oo maanta u waramey laanta afka Somaaaliga ee idaacada VOA ayaa waxaa uu sheegay in dawlada Somaliland ay saamiga dekada Berbera ay qaadan doonto boqalkiiba Todoban 10 % halka ay shirkada Dp World ay qaadan doonto boqolkiiba sagaashan 90%

Похожие видео

Показать еще