Xildhibaan Sakariye Xaaji Maxmuud Cabdi Ayaa kajwaabay hadalka Agaasimaha DP world uu ku sheegay HD

05.03.2018
Xildhibaan Sakariye Xaaji Cabdi Ayaa kajwaabay hadalka Agaasimaha DP world uu ku sheegay in somaliland tahay dal madaxbannaan. xildhibaanka waxa uu sheegay in mudanayaasha golaha shacabka diyaarinayaan mooshin kadhan faragalinta imaaraadka uu ku hayo soomaaliya

Похожие видео