Cunsuri Mohamed BK iyo taariikhdiisa madoow By Dahir Alasow HD
Daawo Dahir Alasow oo ka hadlay labada Fanaan ee Hargeysa ugu codka macaan - taariikhda Cunsuriga Mohamed BK - Heestii uu ku xiray Axmed Biif oo Hargeysa ugu marti ahaay - heestaas oo Orjinaalkeeda la soo helay inuu Cumar Dhuule leeyahay eebbe ha u naxariistee.