Somalia: Duqa Garowe oo u jawaabey Duqa Muqdisho 7 July,2012
youtube08.07.2012
Waa gudoomiyaha degmada Garowe Cabdicasiis Nuur Cilmi Koor oo ka jawaabaya hadal ka soo yeerey duqa Muqdisho oo yiri dastuurka waan in lagu dhigaa Muqdisho waa caasimada Somalia