Is tus tuska iyo doqonimadda Duqa Muqdisho HD

16.02.2016
Duqa Muqdisho wuxuu sameeynayaa is tustus iyo show off - wuxuu burburinayaa dhismayaal rag quruxsadeen halkii laga rabay inuu qashinka Magaaladda yaal qaado.dadka u diyaarsho Waxbarasho,Caafimaad iyo biyo- halagaa sheego iyo qiyaali nolol maaha ,sheekadii al itixaadka ee seef la boodnimada aheydna laguma maamulo bulsho. waxaan ka rajeeynayaa inuu ummadda wax u qabto oo dhibaateeynta ka dhaafo

Похожие видео

Показать еще