Shacabka Muqdisho ayaa si wayn u soo dhoweeyay amarkii Duqa Muqdisho Abdirahman Omar Osman - Eng.

24.06.2018
Shacabka Muqdisho ayaa si wayn u soo dhoweeyay amarkii Duqa Muqdisho Abdirahman Omar Osman - Eng. Yarisow ahaa in la burburiyo dhismayaasha sida sharci darrada ah looga dhistay goobaha danta guud, iyadoo sidoo kale Guddoomiyaha Gobalka Banaadir uu sheegay inaan la ogoleyn in Goobaha danta guud si gaar ah loo isticmaalo

Похожие видео