Axmed Biif - Hoheey lyrics 2011 Somali Hees by PrinceY HD

03.02.2011
Hees qalbiga laga soo xulay. "Adaa Hawdiyo, Hareeraha Nugaaleed, Hormood u ahaayo, Hadba wacyiga jira, Adaa hagaagayga ahaayee, Markaan hablihii is jecleyn, Aan gees maray sidii haad, Ma imikaan hadba, Riyada hurdada iskula sheekeystaa, Tani iga hoostaye, Ileyn waxay aheyd Hadimee, Bal Aaan kala hubsado !

Похожие видео

Показать еще