Hees Cusub Lyrics(Jaceylka) Axmed Biif 2010

27.08.2010
Jaceylka Lyrics... Jaceylku haduu cuslaado Curuuqdiyo dhuuxa gaaro Malaha cashar iyo dabiibee Jaceylku haduu cuslaado Curuuqdiyo dhuuxa gaaro Malaha cashar iyo dabiibee Intuu dhalinyara curyaanshay Cunto iyo dhaqashaba u diidee...eeh eh Tiro iyo cadad laguma koobee..eeh Intuu dhalinyara curyaanshay Cunto iyo dhaqashaba u diidee...eeh eh.. way..way Tiro iyo cadad laguma koobee..eeh Anigu caawana I helayee Badweyn buu igula cararoo Mowjada culus ila dabaashay Anigu caawana I helayee Badweyn buu igula cararoo Mowjada culus ila dabaashay Adoo iga caawinaaya Tixgalinaya cabashadeeda Caleentiyo iyo Ubaxa hooriyo Cawo iyo sami ila wadaag Cawo iyo sami ila wadaag Adoo iga caawinaaya Tixgalinaya cabashadeeda Caleentiyo iyo Ubaxa hooriyo Cawo iyo sami ila wadaag Cawo iyo sami Ila wadaag PAGE 2 Cilmi iyo Leyla wuxuu u geestay Ceebla iyo Qays siduu yeelay Cali iyo Hodan tii ka gaadhay Cilmi iyo Leyla wuxuu u geestay Ceebla iyo Qays siduu yeelay Cali iyo Hodan tii ka gaadhay Intuu cadabee dhaqaaqday Imisuu ciirsiba u diiday...way..way Cawaaqib xumaan ku reebay Intuu cadabee dhaqaaqday Imisuu ciirsiba u diiday...way..way Cawaaqib xumaan ku reebay Aduun iyo camaladeeda Markaan u calool nuglaaday Miyeey i alan waleesay Aduun iyo camaladeeda Markaan u calool nuglaaday Miyeey i alan waleesay Adoo iga caawinaaya Tixgalinaya cabashadeeda Caleentiyo iyo Ubaxa hooriyo Cawo iyo sami ila wadaag Cawo iyo sami ila wadaag Adoo iga caawinaaya Tixgalinaya cabashadeeda Caleentiyo iyo Ubaxa hooriyo Cawo iyo sami ila wadaag Cawo iyo sami Ila wadaag

Похожие видео

Показать еще