AXMED BIIF OO ISU BADALAY AXMED KHEYR. HD

27.02.2019
wuxuu caan ku ahaa Axmed Biif balse xiligan waxaa uu la magac baxay Axmed Kheyre , waa fanaan hore xiliganse wadaad ah. Todobaadka soo socda ayuu Muqdisho doonayaa inuu ku qabto Muxaadaro uu dhalinyarada ku dhiiro gelinayo. Burhaan Diini Faarax ayaa wareystay.

Похожие видео

Показать еще