Ex- Fanaan Sheikh Axmed Biif oo oohin afka furtay Hooyadeey ma dayacin ee nin baa waalay
Axmed Khayr (Biif) oo ahaa hobal caan ah ayaa soo duubay muuqaal toos ah wuxuuna sheegay inuu dhibane ka yahay Nin oday ah oo ay u dhaxday Hooyadii oo ku nool magaalada Baydhaba. Wuxuu intaa ku daray inn ninkani marwalba dhibaateeyo hooyadii dhaawacyana ugaysto. Ahmed ayaa hadda ku sugan Xaramka Barakaysan #axmedbiif #hooyadaaxmedbiif