Ninkii 6000000 dollar sida khiyaanada ah ula baxsaday HD
wixii talo iyo tusaale ah igala soo xiriir: maskaxquudiye@gmail.com waa sheekada ninkii malaayiinka doolar ka dhacay banki ku yaala wadanka Japan oo ilaa maanta aan la helin magaciisa iyo cidda uu yahay, iyo sida ay arrintaasi ugu suura gashay iyo waliba xeeladii iyo khiyaanadii uu sameeyay, iyo sheeka kale oo la xiriirta ninkii yiri waxaan dhisayaa dabaqa aduunka ugu dheer mid ka mid ah, markii lacagta la siiyayna ay cadaatay inuu dabaq aad u yar dhisayo, ninkaas iyo khiyaanadii maxkamada ka badbaadisay ayaan idiin hayaa. #MaskaxQuudiye
Похожие видео
Показать еще