Afarta xaas Dahir Alasow iyo su-aasha ciyaalka xaafadda HD

21.01.2019
Afarta xaas Dahir Alasow -xikmad qosol iyo fajac. 1- Xaaska 1-aad Ninka umma roona. Caruurta umma roona,nafteeda umma roona, ehelka umma roona. waxaa loo qabaa kaliya in ragga laga haayo oo aan la dhihin "Tan yaa soo qabi jiray inkaar qabtadaan" 2- Ninka umma roona,nafteeda umma roona,ehelka umma roona,waxeey u roon tahay Caruurta. sidaas ayaa loo qabaa. 3-Nafteeda umma roona, Ubadka umma roona,ehelka umma roona, ninkeeda ayey u roon tahay sidaas ayaa loo qabaa. 4- Nafteeda umma roona, ninkeeda umma roona, ubadka umma roona, waxeey u roon tahay ehelka , sidaas darteed ayaa loo qabaa. Gabdhaha sheekadaan daawanayoow adigu tee tahay ? ragga xaasaska qaboow adigu kuwaad qabtid tee kuu roon ?

Похожие видео

Показать еще