Wareysiga Axmed Cabdikariin Biif (1) Raadraaca Fanka.mpg

15.07.2010
Waa wareysi xiiso badan oo ku saabsan taariikhda faneed ee fannaan Axmed Cabdikariin Biif. Qeybtanna fannaanku wuxuu uga hadlayaa sidii ay ku soo billowdeen waayihiisa faneed iyo taariikhda heesta Barni.

Похожие видео

Показать еще